Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada somaliland ayaa magaalada hargeysa ee caasimada somaliland kusoo bandhigtay Cilmibaaris ay samaysay haayadda pharo foundation kana samaysay dugsiyada barbaarinta qalin qabadka ee deegaanada soomaaliland.
kulankan lagu soo bandhigayay cilmi baarista dugsiyada barbaarinta qalin qabadka ee deegaanada soomaaliland ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland madaxda hey,ada pharo foundation iyo marti sharaf kale ee lagu cauumay bandhiga cilmibaarista.
waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed


