Wadooyin interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir.

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Dagmada Daarusalaam Ee Gobolka banaadir Maxamad Cabdiraxmaan ayaa dhagax dhigay Wadooyin inter lock oo dhowaan laga hirgalin doono Degmadaasi

Waxana ka qeyb galay Agaasimeyaal maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here