Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada ugu baaqay inay ka digtoonadan cabista sigaarka

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhaqtarka caafimaadka guud iyo cudurrada sambabada ahna Agaasimaha guud ee Cusbitaalka City ee Magaalada Baladweyne Dr Maxamed Cabdullahi Dr Caawiye ayaa digay halista caafimaad ee ka dhallan karto Cabista Siigaarka ama Tubaakada.

Cabista Sigaarka ayaa keena xanuuno badan sida Kansarka, Wadno xanuunka , Cudurada ku dhaca Sababada iyo xanuunada ku dhaca Hunguriga kaasi oo ugu dambayn qof ku keeno dhimasho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here