Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Abaaqarrow ee gobolka shabelle maamulka dowalad deegaanka soomalida itoobiya ayaa xriga ka jaray mashaariic horumarineed oo iskugu jirtay xarumo cafimaad xarumo waxbarsho wadooyin iyo kuwo kale oo badan kuwasoo dhowaan laga hirgeliyay degmadaas.
Dhismaha xarumaan muhiimka ah iyo mashariicdan ayaa qeyb ka ah dib u dhiska degmada Abaaqarrow iyo bilicda Degmadaasi
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


