Barnaamij lagu hormarinayo xoolaha oo laga daah furay Baydhabo

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda goboleedka KGS ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfurtay barnaamijka horumarinta hab-nololeedka iyo adkeysiga joogtada ah ee xoolaha nool.

waxa ka qeyb galay furitaanka barnaamijka mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda goboleedka KGS madaxa kasocotay hay’adda JIZ oo kaalin kaqaadaneysa hirgalinta barnaamijkan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here