Gudoomiyaha degmada Baargaal oo la doortay.

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baargaal ee Gobolka Raas Caseeyr ayaa lagu qabtay doorashada gudoomiyaha dagmada.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa Xikdhibaano katirsan Golaha deegaanka aqoonyahno iyo waxgaradka Degmada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here