Xarunta Kaydadka Calafka xoolaha Galdogob oo xariga laga jaray.

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula )-wasaarada Xannaanada Xoolaha Dowlad goboleedka puntland oo kaashaneysa hey,ada FAO ayaa magaalada galdogob ka hirgilisay mashaariic lagu taageerayo dadka xoola dhaqatada ah iyo beeraleyda waxaana xariga laga jaray labo a mid ah Kaydadka Calafka xoolaha oo Wasaaraddu hirgalisay degmada Galdogob .

munaasabada xarig jarka keydadka lagu keydin doono calafka xoolaha ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada maamulka degmada iyo madax kasocotay wasaarada xanaanada xoolaha iyo marti sharaf kale .

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here