Mashaariic horumarineed oo laga dhagaxdhigay Xaafada Suuqa Xoolaha dagmada Hilwaa.

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ka dhaggax-dhigay 7 waddo oo interlock ah, isla markaana xarigga ka jaray tiro la mid ah oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Maamulka Degmada, Ganacsatada iyo Bulshada Degmada Heliwaa.

Waxaa munaasabadda goobjoog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda G/Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mire Salaad Dhuxulow, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here