Munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday xiftisay Qur’aanka kariim ah oo lagu qabtay xerada Xagar dheer

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xerada Xagardheer  ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 31 arday oo dhameeysatay Xifdinta Qur’aanka kariimka Islmarkaana ka aflaxday Madarasada Anwaar.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Madasarda, Culimo u diin, Macallimiin, Waalidiin, Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here