Kulan looga hadlayay horumarinta ganacsiyadda soo koraya oo lagu qabtay Kismaayo.

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlada goboleedka Jubbaland ayaa maanta qabatay kulan wacyigelin ah oo lagu dhiirrigelinayay dadka leh ganacsiyada aan weli rasmiga ahayn, si ay ugu gudbaan nidaamka ganacsiga rasmiga ah loona horumariyo dakhliga iyo tayada ganacsigooda.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda qeybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada, odayaasha dhaqanka, iyo ganacsatada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here