Dhismaha xarunta kastanka amniga degmada Cawsane oo la daah furay.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkada Golis Telecom ayaa Magaalada Cawsane ee maamulka Puntland ka Hirgalisay dhisme ka kooban check point iyo qolka Adeega kastamka oo ay ugu talagashay hawlaha Amniga iyo Maamulka kastamka.

Dhismaha labadaan xarun ayaa waxaa wax badan ka badali doonto howlaha iyo adeegyada kastamka ee loogu adeego bulashada magaalada Cawsane
Ee maamulka Puntland.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here