Qoysas danyar oo raashiin loogu qaybiyay magaalada Lughaye.

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Aafooyinka iyo kaydka Raashinka maamulka Somaaliland ayaa inkabadan 800 oo qoys deeq raashiin ah ugu qaybisay degmada Lughaye.

Deeqaan raashiinka ayaa ka koobneed Bariis,Baasto , Bur iyo Saliid.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here