Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka hormuud ee magaalada Baladweyne ayaa soo xiray tababar ku saabsan nafaqada iyo nafaqo darada kaasoo loo qabtay ardayda wax barato iskuulka.
Tababarkan oo socday mudo sadax maalin ah ayaa ardeyda waxa ay kubarteen casharo ku saabsan ahmiyada nafaqada iyo nafaqadarada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.


