Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay Dood cilmiyeed ku saabsan doorashada Qof iyo Cod.
Waxaa soo qabanqaabiyay madasha hour,usocdka Soomaaliyed.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


