Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka guud ee magaalada Garoowe oo xariga laga jaray.

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Cusbitaalka Guud ee Degamada Garoowe ayaa qabatay munaasabad lagu daahfurayey adeegyo caafimaad oo lagu soo kordhiyay Cisbitaalka kaasi oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo Hey’adda MSI oo qaabilsan Barnaamijka Damal Caafimaad.

Qaybahaan cusub ee lagu soo kordhiyay Cisbitaalka Guud ee Garoowe ayaa waxaa kamid ah Qaybta Fiiotarabiyada, Indhaha, ilkaha iyo waliba qaliimada gaarka ah sida Kelyaha.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here