Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay Tababar kusaansan Horumarinta Habraaca Qorista Siyaasadda iyo Shuruucdeeda islamarkana loogu talagalay Garsoorayaasha iyo Tababarayasha maamulkaasi.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano, Tababayaal , Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


