Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeeysa ku qabatay kulankaan oo diiradda lagu saarayay Xog ururinta Waxbarashada ee iskuulada iyo dugsiyada maamulkaasi.
Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka goobaha waxbarashada Hargeysa,masuuliyiin kamid ah Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo madax kale.
waxa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin


