Aqoon kororsi ku saabsan kobcinta aqoonta ardayda oo lagu qabtay Muqdisho

0
117

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay Tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda .

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay jaamacada Hormuud oo kaashaneyso hay,ada Hormuud Salaam Foundition.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here