Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray kulanka balaarinta adeegayada Cadaaladda ee dadka nugul.
Kulanka waxaa ka qeeybgalay xubno kasocday wasaaradaha cadaalada iyo garsoorka odoyaal iyo xubno kasocday Culimada .
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


