Kulan looga hadlayay gargaarka oo lagu qabtay Baydhabo

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka  Wasaaradda Gargaarka maamulka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Gudiga ilaalinta Sahayda Gargaarka Bini’addanimo Cabdinasir Cabdi Caruush ayaa magaalada Baydhabo ku qabtay kulankaan oo diirada lagu saarayay sidii looga hortagi lahaa in la musuq maasuqo gargaarka looogu tala galay dadka danta yar kuwaasi oo ku nool deeganada KGS.

Kulanka waxaa ka qeybgalay wasiiro,xubno ka socday hay,adaha taageera dadka danta yar iyo maamulka Degmadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here