Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 100 arday oo bartay xirfadaha kala duwan iyo luuqadaha islamarkaana ka aflaxday iskuulka toronto ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaaada kampala ee caasimada dalka uganda
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka iskuulka ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


