Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ka daah furtay Qorshaha ilaalinta Bulshada ee 2025 ilaa 2029.
daah furka kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka jubaland qeybaha kala duwan ee bulshada kismaayo iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.
Warkan Waxaa Inoo haya Aadan Cabdi Axmed.


