Baladweyne ( Radio Beerlula )-Howl wadeenada Gudiga larabo in ay ka shaqeeyaan Diiwaan gelinta bulshada ku nool gobolka Bakool.
Tababarkan ayaa guddiga lagu bari doonaan casharo kusaabsan habka diiwaanglinta codbixiyaasha iyo casharo kale oo muhiim u ah shaqadooda.
Warkan Waxaa Inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


