Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in dib loo howlgaliyay shirkadii Somali airline, sona iibsatay laba diyaaradood.

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda Soomaaliya ayaa soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320 ahna Soomaali Airlines, kuwaas oo ku howl gali doono muddo laba bilood gudahood ah.

Heshiiska lagu soo iibiyey diyaaradahaan ayaa maanta lagu saxiixay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Warkan Waxaa Inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here