Hay’adda Tayo-dhowrka Jubbaland oo Maanta gubtay raashiin dhacay

0
132

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Tayo-dhowrka maamulka Jubbaland ayaa  gubtay raashiin ku halaabay Markabkii uu sarnaa oo kusoo xirtay Dekada weyn ee Magaalada Kismaayo.

Rashiinka la gubay ayaa  iskugu jiray bur bariis iyo sokor tasoo kuwaasoo ku dhax galabay markabkii lagu keenay.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here