Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay Shir Madaxeedka 5-aad ee Hal-abuurka Ganacsiga Soomaaliya, oo laga daahfuray magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa hal abuurka kaabayaasha dhaqaalaha ,Ganacsiga,korhdinta daqliga iyo dhiirigelinta ganacsiyada yar yar .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


