Iskuul loogu talagalay waxbarida gabdhaha oo laga dhagaxdhigay Cadaado

0
129

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado ayaa dhagax dhigay Iskuul loogu talagalay gabdhaha.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada aqoonyahano iyo madaxda goobaha waxbarashada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here