Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baledweyne ( Radio Beerlula )-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo kusaabsan Maalinta Caalamiga ee ka hortaga Tahriibinta Dadka oo maantoo kale dunida laga Xuso 30-7-2025 ka.
Bilaal Daahir Waaneey.


