Duufaanta Tsunami oo gaartay Mareykanka

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waaxda saadaasha hawada ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in duufanta Tsunami ay soo gaartay gobolka California ee dalka Mareykanka.

Duufaanta ayaa gaartay xeebaha California, sida ay sheegtay waaxda hawada.

Waxaa laga soo sheegay aagga Arena Cove iyo Monterey ee waqooyiga gobolkaas, taas oo sii fideyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here