Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ayaa laga furay Tababarka Gudiyada Korjoogteynta Booliska iyo qiimeynta adeega Saldhigyada.
Tababarkaan ayaa iska kaashaday wasaaradaha amniga ,cadaaladda Puntland iyo hay,adda UNDP .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


