Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka galmudug ayaa maanta magaalada gaalkacyo dhul beereed sifo sharci darro ah loo heystay ku wareejisay muwaadinkii lahaa.
gudoomiyaha maxkamada gobolka mudug iyo taliska booliska gaalkacyo qeybta galmudug ayaa ku wareejiyay wasran maxamuud dhul ay laheyd oo sifo aan sharci aheyn kaga maqnaa sida ay xakumeen heerarka kal duwan ee maxkamadaha galmudug.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.


