Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Qeyb Cusub oo caafimaad oo casri ah oo laga hirgeliyey Ispitaalka guud ee Gobolka Bakool.
Munaasabada xarigjarka waxaa kusugnaa wasiiro Xildhibaano dhaqaatiir iyo qeeybaha kala duwan ee Bulshada dagamada Xudur.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


