Arday danyar ah oo fursado waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Bulsho ee Baladweyne

0
140
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 30 Arday iskugu jirto danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo bilaash ah ka helay iskuulka bulasho deeq ee magaalada Baladweyne.

Ardayda ayaa awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada kuwaas ka soo jeedo qoysas danyar ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here