Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo aay ku qalinjibinayeen 54 arday oo bartay xifdiyay Qur’aanka Kariimka iyo hingaadda kana baxay Dugsiga Daarul Cilmi.
Waxaa ka qeybgalay munaasaadda maamulka dugsiga walidiin bahada waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


