Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dood todobaadka ee Radio Beerlula todobaadkaan waxaa diirada ku saareeynaa Dhibaatooyiinka Caafimaad ee kaga imaan karta Bulshada Baladweyne Nadaafada daradda iyo Biyaha Wasakheeysan ee Wabiga Shabeelle waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


