kulan lagu shaacinayay natiijada imtixaanka fasalada 8 aad ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

0
197

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad goboleedka PuntLand ayaa magaalada Garoowe ee caasimada puntland ku qabatay kulan lagu shaacinayay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee Puntland.

shirka oo lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaarada waxbarashada puntland ee garoowe ayaa lagu shaacinayay natiijada imtixaanka fasalka 8 aad ee sanad dugsiyeedka 2024 2025 tirada guud ee ardada imitaaxanka u fadhiistay iyo 10ka arday ee galay kaalmaha hore.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here