Barakacayaal ku nool Baladweyne oo loo sameyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah

0
117

Xarunta Tababarada Caafimaadka ee United ayaa olole Caafimaad oo isugu jiray Wacyigelin iyo Daweeyn ka sameeyay Kaamka Xasan Qurax op ku yaalo Xaafada Kutiinbo ee Magaalada Baladweyne.

Olole Caafimaad ayaa waxaa ka faaidaystay qoysas danyarta yar ah kuwaasi oo isugu jira Haween, Caruur iyo Odayaal islamarkaana ku nool kaamka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here