Hay’adda Hormuud Salaam oo 100 ardey tababar ugu soo gaba gabeeysay Muqdisho.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ugusoo xirtay Tababar 100 arday oo kamid ah ardayda Deeq Waxbarasho ee Hay’adda gacata kuhaayso.

tababarkaan oo socday mudo lix maalmood ah ayaa ardayda lagu baray xirfadaha aay kamid yihiin gargaarka deg-dega ah hal abuurka ganacsiga qorista warbixinada iyo maareeynta kulumada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here