Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka somaliland ayaa laga sameeyay olola nadaafadeed oo sare loogu qaadayo bilicda magaaladaasi.
Ololahaan ayaa waxaa iska kaashanaya dowladda hoose ee magaalada hargeysa iyo qaar ka mid ah bulshada maamulkaasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


