In ka badan 150 arday muunasabad qalin jabin ah loogu qabtay Muqdisho

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo aay ku qalinjibinayeen 150 arday oo dhameeyey dugsiga sare islamarkaana ka aflaxay Dugsiga Al-Hudda Model School

Waxaa ka qeybgalay munaasaadda maamulka dugsiga walidiin bahada waxbarashada iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here