Guddoonka golaha shacabka oo ceelal riig ah ka dhagax dhigay magaalada Xudur.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada xudur kadhegax dhigay mashruuc ceelal biyoodyo looga hirgelinaayo Magaaladda iyo deegaanadda kale ee Gobolka Bakool.

waxa kaqeyb galay munaasabada lagu dhagax dhigayey ceelashan wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmadda Xudur.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here