Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Degaanka Gogaysyada Sare Ee Gobolka Gabiley kasoo ay baahi badan u qaben dadka deegaanka.
waxa kaqeyb galay furitaanka ceelka mas’uuliyiin katirsan hay’adda Al-Raxma maamulka deegaanka Gogaysyada Sare iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


