Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo Tababar ugu qabatay Qaar ka mid ah Hawalwadeenada Dowladda hoose ee degmadaasi.
Tababarkaan ayaa ku saabsanaa qorsheeynta guud iyo maareeynta qarashaadka dowliga ah.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


