Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa laga furay shirkadda best Sing taasi oo aay hergeliyeen ganacsato ku nool magaalada si aay door uga qaadato hormarka magaalada.
Adeegyada aay shirkadan bulshada u qaba doonto waxaa ka mid ah daabacadda fanaanadaha, buugaagta,Boorarka, istiigarada iyo waxyaabo kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


