Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Ceel-barde Haadi Siraad Cumar ayaa xariga ka jaray qeybta Cusub ee Umulinta iyo Qalliinka Hooyada ee Isbitaalka Degmada Ceel-barde tasoo dhowaan la hirgaliyay
Xarig jarka xaruntaan cafimaad ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Ceel-barde ururada dhaqtiirta ururta bulashada iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


