Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Hay’adda SODMA ku wareejiyay deeq lacageed oo gaareysa $200,000 oo kun oo dollar

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan laba boqol kun oo doollar ($200,000) ku wareejiyay Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SODMA) si loogu taaageero gurmadka abaaraha ka jira Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya.

Wareejinta deeqdaan lacagta ah waxaa goobjoog ka ahaa, Xildhibaano, Wasiiro ka tirsan XFS oo si gaar ah u matala shacabka gobolka Awdal,

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here