Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Puntland ayaa Garoowe ka furtay shirka isku-xirka arimaha bulshada iyo diyaarinta qorshaha daryeelka bulshada Puntland.
Shirka waxaa ka qeybgalay xubno kala socday wasaaradaha Puntland aqoonyahano iyo ururada Bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


