Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada gaalkacyo ayaa lagu qabtay kulankan looga hadlayey sidii loo caawin lahaa ganacsato ku hanti beeshay dab dhawaan ka kacay magaaladaasi.
Kulanka waxaa ka qeyb galay xubno ka mid ah maamulka degmada gaalkacyo bulshada qaybaheeda kala duwan iyo qaar ka mid ah ganacsatada magaaladaasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


