Tababar ku saabsan doorashada kuliyadaha saxda ah oo lagu qabtay Baydhabo

0
178

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Horseed Qeybteeda Baydhabo ayaa tababar ku saabsan doorashada kuliyada saxda ah uqabatay ardayda dugsiyada sare ee magaalada.

Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalay boqolaal arday oo ka kala socday iskuulada kuyaala Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here