Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha ururka Dhallinyarada is xilqaan iyo afayeenka ururkan oo u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ku garab istaagaan olole nadaafadeed oo laga bilaabay xaafadaha magaalada kaasi oo aay sameeynayaan ururka Dhallinyarada is xilqaan iyo dowladda hoose ee Baladweyne.
Ololahaan ayaa qeybtiisa labaad la sameeyn doonaa jimcaha nagu soo aadan iyadoo qorshuhu yahay ineey door ka qaataan bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


